Carruurta iyo xoogsheegashada Ku xoogsheegashada xanaanada caruurta waxay u dhacdaa dhowr siyaabood, oo ay ka mid yihiin carruurta oo loo cagajugleeyo ama laga reebo ciyaarta marka ey dadka waaweyn oo aan la joogin. Marka carruurta loo xoogsheegto, waxay tabayaan Warbixinta cilmi baarista bulsho wanaagsan, ciyaar iyowaxbarasho. waxay ku qeexday xoog sheegashada sida soo socota: Warbixinta cilmi baarista ilmaha oo dhan, ku xoogsheegashada xannaanada carruur- ta (Lund, m.fl.2015), waxay muujineysaa in carruurta, shaqaalaha iyo waalidkaba ay rumeysan yihiin in xoogsheegasho ka jirto xanaanada. “Cagajuglaynta carruurta ku jirta xanaanada waa ficillada ay sameeyaan dadka waaweyn iyo / ama carruurta kale ee xadgudub ku ah waaya-aragni- mada carruurta ee lahaanshaha iyo ahaanshaha qof muhiim u ah bulshada.” Warbixinta ayaa xaqiijisay in ciyaarta iyo saaxibtinimadu ay yihiin waxyaabaha ugu muhiimsan ee carruurta xanaanada, wareysiyada carruur- ta laga qqaday waxay u muuqaataa in waaya-aragnima- da carruurta ee saaxiibtinimada iyo ka mid noqoshada ciyaarta ay muhiim u tahay wanaaggooda xanaanada. Joogitaanka dadka waaweyn iyo ku lu waaweyn iyo ku
Last ned PDF-fil