Hva er foreldreutvalget for barnehager (FUB)? FUB Waa Waax dawli ah oo madaxba- naan oo Wasaaradda tacliintu kala tashato arrimaha ku saabsan xanaanooyinka. Hva gjør foreldreutvalget for barnehager? Xulku waxa uu siiyaa talo iyo toosin waalidka, shaqaalaha iyo goobaha dawliga arrimaha su´aalaha la xiriirra wadaoshaweynta ka dhexeynaysa guriga iyo xanaanada. • Yoolka ugu weyn ee FUB waa in wadoshaqeynta guriga iyo xanaanadu keensato in dhamaan caruurta dhigata xanaanada, iyada oo aan loo eegayn ilmoha asalkiisa heer-bulsho, dhaqaale, jinsi iyo heer firfircooniyeed, heelan deeqda ugu wanaagsan. • Waalidka oo si fiican loola shaqeeyaa, caruurta waxay u noqoneysaa wanaag u kordha marka laga eego dhinaca amniga iyo wanaaga. • Shaqada FUB waxay xoojinaysaa ka qeybgalka waalidka iyo saameynta waalidku ku leeyihiin xanaanada. Arrimaha FUB halbowlaha u ah FUB waxay ku mashquulsantahay arrimo badan, waxay muddoxileedka xulka 2020-2023 ka dhexdooratay arrimahan oo halbowle u noqonaaya: Shaqaaleyn Kala wareega Dareen bulsheed deegaan FUB maxay ku kordhin kornaa? • FUB waxay siisaa talo iyo toosin waalidka caruuri u dhigato xanaanada • FUB ku caawisaa waalid, shaqaale iyo mulkiilayaasha xanaanooyinka, tabobar iyo khudbado. • FUB waxay fursad kuu siinaysaa aflaam xog xambaarsan, buugaag yar-yar iyo agabka kale ee waalidka iyo shaqaalaha xanaanadu u baahanyihiin. Foreldreutvalgene.no E-mail: post@fubhg.no Halkan iskaga dar warsidehayaga! Foreldreutvalgene.no Tel: 477 99 200
Last ned PDF-fil